Ciidamadii ugu horeeyay ee lagu tababaray xerada Turkiga oo Tababar loo soo xiray Dhoolo tusna sameeyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta tababar usoo xiray Dufcadii ugu horeesay Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo lagu tababaray Xerada Milatari ee Turkiga ka fureen Muqdisho. Ciidamadan tababarka loo soo xiray ayaa la baray xeeladaha dagaalka iyo sida howlgalo loo fuliyo, waxaana ciidanka tababarka siinayay saraakiil iyo khubaro dhinaca Milatariga ah oo u dhashay … Continue reading Ciidamadii ugu horeeyay ee lagu tababaray xerada Turkiga oo Tababar loo soo xiray Dhoolo tusna sameeyay (Daawo Sawirada)